Hub iyo Rasaas la sheegay in loo waday Al Shabaab oo la qabtay (Daawo Sawirro)

Ciidanka Nabad sugida maamul goboleedka Galmudug ee ka howlgala magaalada Dhuuso Mareeb ayaa gacanta ku dhigay gaari Homy ah oo waday hub , rasaas iyo saanad kale oo kuwa ciidanka ah. Saraakiil katirsan ciidanka Nabad sugida maamulka Galmudug ayaa sheegay in hubka iyo rasaasta la qabtay ka yimaadeen dhinaca gobolka Bari ee Puntland uuna kusii … Continue reading Hub iyo Rasaas la sheegay in loo waday Al Shabaab oo la qabtay (Daawo Sawirro)